• Hawlgalkeena

    Diyaari. Hawlgali.  Bar. Xooji. Dhiiri gali

     

    Hawlgalkeena Waa inaan abuurno jawi nabadeed iyo dhaqan wanaagsan kaa soo aan ugu diyaargaroobeyno, barida ama tusida, xoojinta a qoonta, dhiirigalinta dhammaan ardeyda iyo waliba iskaashiga bulshada si ay ugu guuleystaan bulshada manta iyo bari.

    Astaanta udub dhexaadka. Waxaan aaminsan nahay in….

    • Qofkasta uu mudan yahay ama xaq u leeyahay in uu helo wax barasho tayadeedu sareysa si loo xoojiyo ama loo kobciyo waxtarka ama a wooda qofka.
    • Aragtiyada dhowrka ah ee kala duwan ayaa qeyb ka ah xog warranka go'aan qaadashada iyo a qoonta.
    • Waxaan dhamaanteen faaiideynaa marka ay bulshada wada shaqeyso hadafkooduna mid yahay.
    • Waxbarashada mudada dheer ah waxey muhiim u tahay ama kobcineysaa guusha shaqsiga ee bulshadeena caalamka. 
    • Heerka ugu weyn ee guusha qofka ayaa lagu gaarikaraa iskaashiga shakhsiga, qoysaska, iskuulada, iyo bulshadeena.