Schools

Translate

  • Barnaamijyada Iskuulada Asaasiga

    Fasalada degmada 742 waxeey diyaar u yihiin caruurta dadoodu tahay sadax jir iyo afar jir oo heerar walbo leh, Waxaana ka shaqeeyo macalimiin xirfadiyo shati u leh iyo kalkaaliyayaal. Iskuulkan assasigaa Waxaa ku shaqeeyaa manhaj baaritaan ku saleeysan oo diiladda saaraya arday walba iyo xirfadahiisa iyo baahidiisa wax barasho iyo awoodahiisa. Iskuulkan asaasiga waxuu bixiyaa wax barahso maskax iyo muruq maalba ah.

    La escuela preescolar ofrece manos ocupadas y cabecitas despiertas. 

    Luqadda- qoraal iyo aqris

    • Waxeey horumarisaa dhageeysiga, ku hadalka iyo qoritaanka.
    • Waxeey horumarisaa in ardaygu xiiseeyo wax aqriyo

    Horumarinta shaqsiyadda iyo la dhaqanka bulshada

    • Waxeey dhistaa isku kalsooni
    • Waxeey ka kaalmeeyneeysaa inuu barta sida loo raaco shuruucda, sida loo maamula is bedelada iyo sida loo xaliyo khilaafaadka si nabdoon.

    Fakar xisaabaadka

    • Waxuu dhisaa fahamka naqshadaha, lambarada, tirada, cabirada, xulista, kala sooca iyo naqshadaeeynta

    Fakar cilmiyeed

    • Waxuu horumariyaa kala barashada, u fiirsashada, su’aalo weydiinta iyo is barbardhigga

    Farshaxanka

    • Waxuu siiyaa fursad eey ku bartaan qalabka farshaxanka kala duwan iyo musigga, dhaqdhqaaqa iyo qoob ka cayaarka.

    Horumarinta jirka

    • Waxeey kordhisaa awoodda dhaqdhaqaaq, dheelitirnaan iyo xukun
    • Waxeey horumarisaa wada shaqeeysiinta isha iyo gacanta si wax loo qoro, loo sawiro iyadoo la isticmaalayo qalab.
    • Waxeey bartaa is xanaaneeynta caafimaad iyo bad qab..
  • Macluumaad is diiwaan gelin oo muhiim ah

    • Caruurtu waa ineey jiraan 3 ama 4. (musqul u tababaran)
    • Fasalada kuligood waxeey bilaabayaan deeyrta 2015ka waxeeyna la socdaan kalandar iskuulada
    • Bas waa la heli karaa waxuuna ku gadaamanyahay xuduudo cayiman waana lacag. Waxii macluumaad dheeriya oo ku saabsan gaadiidka wac Early Childhood Education: 320-253-5828, ext. 5700
    • Diiwaan gelin furan waxeey kuugu diyaar tahay iskuulada dhamaan. (tani kama macno aha in isla iskuulkaad ka hesho kindengarten.)
    • Bixi $50.00 oo dibaaji ah waqtiga diiwaan gelinta. Lacagtan lama soo celiyo waxaana laguugu xisaabinayaa bisha hore lacagteedi. Lacagta inta hartayna waxaa liska rabaa kowda bisha 8daad.
    • Waa lidiin soo dirayaa waraaqaha caafimaadka iyo talaalada xagaaga gudihiisa.

    Qiimaha bishi *

    • • $150.00 2 maalmood barkeed isbuuc walba
    • $180.00 3 maalmood barkeed isbuuc walba
    • $240.00 4 maalmood barkeed isbuuc walba
    • $360.00 3 maalmood barkeed isbuuc walba
    • $480.00 4 maalmood barkeed isbuuc walba

    *Kaalmada dhaqaale waxaad kaheli karta deeqda Erarly Childhood Kawac Jan lambarka ah: 320-253-5828, ext. 5700 si aad u codsato.)

Goobaha Iskuulada Barbaradka ama asaasiga ah ee Degmada 742

CLOSE