Ku soo dhawaada

  • Waa waxbarasho tayo wanaagasan Gobol iyo Qaran lawada aqoonsanhay, Degmada Iskuulada 742 waa 15ka ugu waa weyn ee degmada Iskuulada Minnesota u adeega dhammaan dadweyne tiradoodu gaareysa in ka badan 98,000 deegaanka ku nool 250 mayl gudaha afarta degaan ee iskumaamulka ah.

    Iyadoo lala kaashanayo bulshada, Degmada 742 waxay diyaarineysa, halwgalineysaa, baraysaa, xoojineysaa iyo waliba dhiirigalineysaa in ka badan 10,000 oo arday si ay u guuleystaan mustaqbalka. 880 macalimiin ah, 35 maamulayaasha ah, iyo 795 shaqaalaha taageerada ah, wadar ahaan 1,710 shaqaalaha labada galin iyo ku wa halka galin ah ayaa waxay ku dadaalayaan maalin walba si ay u abuuraan jawi ku dheehan nabadgalyo iyo dhaqan wanaagsan oo kudayasho mudan .


    Degmada 742 waa degmo ku raacsan, simanaanta fursada shaqaalaynta kuna han weyn inay shaqaaleeyaan barayaasha sare oo tayda leh , ku waasoo, 64 Boqolkiiba leh darajo sare . Barnaamijka horumarinta shaqaalaha, Degmada 742 waxay bixisaa fursado ay shaqaalaha ugutalagashay oo taageera ah, sida koritaanka iyo dib u cusboonaysiinta.

    Iskuuladeena: 
    8 Iskuulada Hoose , 3 Iskuulada Dhexe, 2 Iskuulada sare , 6 Iskuulada Asaasiga ah, 3 Iskuulada ladoorankaro, Xarunta Waxbarashada Early Childhood iyo Xarunta Waxbarashada Bulshada.

    Shaqaalahayaga:
    1,710 shaqaalaha guud iyo 880 macalimiinta ah, 795 shaqaalaha taageerada iyo 35 maamulayaasha ah.

    Ardaydeena:
    10.270 ardayda